Dadka uu soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka oo lagu dabiibayo Cusbitaalka Jowhar

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulooyin badan oo Hoosyimaada Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka dilaacay cudurka Shuban biyood kaasi oo soo ritay tiro dad ah waxana lagula tacalaya Cisbitaal goboleed Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

T

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here