Barcelona Oo Guul Dirqi Ah Ka Soo Gaartay Real Sociedad

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Sheekada ciyaarta : Real Sociedad iyo Barcelona ayaa nasiinada ku aaday hal gool oo uu kooxda Xavi u dhaliyay  Aubameyang daqiiqadii 11-aad  halka ka hor ay birta kaga dhacday kubad birta  xiddiga kale ee Dembele .

Barcelona waxa ay kubadooda ka socotay garbaha balse kooxda garoonka halis ayay ahaayeen halka qaarna ay qasaraiyeen .

Sidaas oo ay tahay heer ciyaareedka Barca ee qeybtaas waxa uu ahaa  mid is bur burinayay mana ku fiicneyn cadaadiska .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here