Qaar ka mid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo ku baaqay in la koobo xisbiyada badan ee dalka ka jiro

0
122

Jowhar (Radio Isnaay) Dhalinyaradda magaalada jowhar ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta soomaaliyeed  in ay soo  koobaan xisbiyada ka jira soomaaliya si loo yareeyo isfahamwaaga ka jiri karo xisbiyada dhexdooda,Cabdullahi Maxamed Cadoow iyo Cabdi wali xaashi ayaa sheegay in xilligan loo baahneyn xisbiyo badan.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinaaya ;-Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here