18 Ruux oo Cudurka Shuban biyoodka ugu geeriyootay Tuulooyin hoosyimaado Jowhar

0
114

Jowhar (Radio Isnaay) Tuulooyinka Banaaney iyo Moyko oo hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa laga soo sheegayaa in ay cudurka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen 18 Ruux halka tiro intaa kabadan ay la ildaranyihiin,waxaana Tuulooyinkaasi booqday mas’uuliyiin ka socda maamulka degmada,kan gobalka Sh/dhexe iyo Wasaarada caafimaadka Hirshabelle.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinaya ;-Maxamed Abuukar Cabdiraxman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here