Hordhac: Chelsea Vs Arsenal Gunners Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Chelsea Kulamada Bartamaha Todobaadka

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan xiiso leh ayaa dhexmari doona kooxaha Chelsea iyo Arsenal kana tirsan horyaalka Premier League.

Chelsea ayaa kulanka soo gali doonta iyaga oo doonaya in ay sii wadaan guulaha horyaalka siina xejistaan kaalinta 3-aad.

Dhanka kale Arsenal ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay ku soo laabtaan wadada gulaha kadib 3 guuldaro oo xidhiidh ah Premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here