Somaaliya oo loo doortay Shir Guddoonka Golaha Ururka Carabta ee Horumarinta Beeraha ee Jaamacadda Carabta.

0
166

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wafdi uu hogaaminaayo Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, ayaa ka qeyb galay Shir ay ku qabaneysay Ururka Carabta ee Horumarinta Beeraha Wadanka Mooritaaniya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here