Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxa suuqgeynta Shirkada Hormuud Ee Gobolkan Shabeellaha Dhexe Muuse Maxamed Maxmuud Ayaa sheegay in shirkada Hormuud ay Qiimo dhimis Dhanka Internetka ah ay u sameeyeen ardayda barata Cilmiga Computerka ayne jiraan arday badan oo ka Faa,iideystay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.