WARARKA Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Sameystaan Hal abuur shaqo. By admin - April 17, 2022 0 170 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Dhalinyaro badan ayaa aada tahriib xilliga ay soo dhameeyaan iskuulada sare iyo jaamacadaha iyagoo quudareeynayaa shaqo yaraanta ka jirta waddanka. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/04/WARKA-MARYAMO-17-04-2022.mp3