Jowhar ( Radio Isnaay)- Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta dowlad gobaleedka Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali Maqaney ayaa magaalada Jowhar ka daahfuray tartan Quraan Aqris ah oo ay ay ka qeyb galayaan caruur ka socoto dugsiyada Qur’aanka ee magaalada Jowhar.
warbixintaan waxaa inoo soojeedinaya ;-Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan