Dhaqaatiirta  Jowhar oo Bulshada Ugu Baaqay in ay Isticmaalaan daawooyinka ay u qoraan dhaqaatiirta.

0
158

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Inta badan Bulshada Soomaliyeed ayaa aad u isticmaala Daawooyinka aan dhaqaatiirta  u qorin kuwaasi oo markii  ay xanuun dareemaan ay aadaan goobaha Caafimaadka Ee  Sida Gaarka ah looleeyahay balse waxaa ay kala kulamaan dhibaatooyin kala duwan .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here