Liverpool Oo Bar-Baro La Gashay Laakiin Iska Xaadirisay Semi-final-ka Champions League

0
167

Jowhar (Radio Isnaay ) – – ( Kooxda Liverpool ayaa bar-baro la gashay kooxda Benfica kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa lugta 2-aad ee 8 dhamaadka tartanka champions League.

Kulanka ayuu Klopp is badal weyn ku sameeyay shaxdiisa isaga oo nasiyay xiddigaha muhiimka u ah kooxdiisa ee inta badan ciyaarta.

Liverpool ayaa ciyaarta ku bilaabatay si dar-dar leh iyaga oo doonayay in ay dhaliyaan goolal ay ku dilaan rajada Benfica ee soo laabashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here