Liverpool vs Benfica: Kooxda Klopp Oo Isha Ku Haysa Wareega Xiga Ee UCL

0
168

Jowhar – (Radio Isnaay ) -Kooxda Liverpool ayaa marti galin doonta Kooxda Benfica kulan ka tirsan lugta 2-aad ee tartanka champions League kulan ka dhici doonaa Garoonka Annfield.

Liverpool ayaa kulanka soo gali doonta iyaga oo doonaya in ay dhamaystiraan shaqada isla markaas iska xaadiriyaan semi-finalka champions League.

Dhanka kale kooxda Benfica oo guuldaro kala kulantay Liverpool ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wadada gulaha tartanka isla markaas iska xaadiriso wareega xiga ee tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here