Dowladda Jabuuti oo deeq lacageed gaarsiisay dadkii uu saameeyay dabkii Suuqa Hargeysa.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed ayaa faah faahin ka bixiyay xadi dhaqaale ee dowladda Jamhuuriyada Jabuuti kusoo kaalmaysay dadkii ay saameysay Masiibadii Dabku haleeshay ee Suuqa Waaheen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here