Carruur gaajo ugu geeriyootay xerada Dhagaxley ee Wadanka Kenya.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sadddex Carruur ah oo ka mid ah qoysaskii kasoo barakacay gobollada Jubbooyinka ayaa gaajo iyo macluul ugu geeriyooday xerada Dhagaxley ee Kaamka Dhadhaab ee dalka Kenya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiramaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here