Xuska Maalinta ciidanka Xoogga dalka oo Maanta lagu qabanayo Muqdisho.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadda Maalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka socda xarunta Gashaandhigga ee magaalada Muqdisho waxana ka qeybgalaya Madaxweynaha Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here