Gary Neville Oo Magacaabay kooxda Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Premier League.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daaficii hore ee Manchester United Gary Neville ayaa ku taageeraya Manchester City inay ku guuleysato horyaalka Premier League ka dib markii ay barbaro 2-2 ah la galeen Liverpool Axadii.

Liverpool ayaa hal dhibic ka dambaysa kooxda Man City kadib markii ay galeen bar-baro 2/2 ah xilli 7 kulan ka dhimantahay dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Man City ayaa 14 dhibcood ka horaysay Liverpool bishii January laakiin Reds ayaa soo laabatay iyaga oo haatan kaliya hal dhibic ka dambeeya hogaamiyayaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here