Jowhar (Radio Isnaay)- Afhayeenka Ururuka Naafada Gobalka Shabeellaha dhexe Maxamed Axmed Raage ayaa dowlad gobaleedka Hirshabelle ka codsaday in la garab istaaga maadaama ay wajahayaan xaalad adag oo dhanka Nolasha ah,sidoo kale waxa uu baaq u diray Shirkada biyaha Farjano ee Magaalada Jowhar.
warbixintaan waxaa inoo soojeedineysa Maryama Sheikh Cabdi