Maamulka iyo Bulshada Tuulada Tuugaarey Oo Wado Dadaallo Wax Looga Qabanaayo Buqda Tuuladaasi.

0
226

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Gudoomiyaha Tuulada Tuugaarey Shuceyb Siidow Sheikh oo wax ka weydiinay Xaalada Tuuladaasi ayaa Sheegay in hadda ay ku howlan yihiin sidii ay iskaga difaacilahayen buqda tuugaarey oo kal hore fatahaado uu ka sameeyay Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here