Somaliland oo QM & Midowga Yurub kala hadashay dhibaatadii ka dhalatay dabkii Suuqa Hargeysa.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha  Somaliland ayaa shir gudoomiyey shir ay isugu yimaadeen Guddiga heer Qaran ee taakulaynta Suuqa Waaheen iyo Wefdi ka socday Midowga Yurb & Qaramada Midoobay, kuwaasoo Hargeysa u tegay in ay qiimeeyaan dhibaatadii waynayd ee ka dhacday Suuqa Wawaheen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here