Mareykanka oo lacag wax looga qabanayo Abaarta ugu deeqay dalal ay kujirto Soomaaliya.

0
274

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mareykanka ayaa ku dhaawaqay 114 milyan oo dollar oo uu ku bixinayo gargaar bini’aadannimo oo dheeri ah si loo daboolo baahiyaha dadka ku nool Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya, ee ay saameysay abaartu.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here