Barcelona Oo Bar-bardhac Kala Soo Laabatay Jarmalka.

0
377

Jowhar – ( radio isnaay ) – Labada koox ayaa soo bandhgay ciyaar deg degsiimo leh xilli kooxda Frankfurt rigoore loo dhigay ay diiday Var, waxa uuna kulankaan ka tirsanaa lugta koowaad ee wareegga 8-da Europa League

Labada koox fursado ayay isku heleen balse si sax ah ugama aysan faa`ideysan xilli kooxda reer Jarmal jir ahaan ay ka wacnaayeen Barcelona

Barca waxaa xoogaa ku adkeyd in kubadda cagtooda ku daahdo waxaana kooxda.com tilmaami kartaa in Barca ku soo muuqan qaabkii ay ahaayeen kulamadii ugu dambeeyay oo heer ciyaareedka keli keliga ciyaartooyda ma aheydn mid wacan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here