Maalinta Caafimaadka Adduunka oo Maanta laga xusayo dalal ay kujirto Soomaaliya.

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caafimaadka Adduunka ayaa sanad kasta la xusa maanta oo kale 7-da bisha April waxaana bulshada lagu wacyigaliya iney ilaaliyan Caafimaadkooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here