Cristiano Ronaldo Oo U Jawaabay Wayne Rooney Kadib Weerarkii Uu Ku Qaaday Saaxiibkiisii Hore.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga Man United ee Cristiano Ronaldo ayaa u jawaabay saaxiibkiisii hore ee Wayne Rooney kaas oo sheegay in soo laabashada Cristiano Ronaldo ee Man United in ayna shaqayn xilli ciyaareedkan.

Rooney ayaa weerar ku qaaday xiddiga Isniintii kadib bar-barihii ay United la gashay kooxda Leicester City.

Halyeeyga Man United ayaa Cristiano Ronaldo ugu baaqay in uu isaga tago kooxda isaga oo sheegay in ayna soo laabashadiisu u fiicnayn kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here