Jowhar – ( Radio isnaay ) – Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan u dhaxeeyay Mas’uuliyiin katirsan Xukuumadda Soomaaliya & Wakiilada Beesha Caalamka, kaas oo looga hadlayo dabkii ka kacay Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.