Munaasabad lagu dhirigalinayay Beeraleyda Magaalada Jowhar oo lagu Qabtay Caasimadda Hirshabeelle.

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle ayaa dhiirigalin usameysay Beeraleyda Magaalada Jowhar kadib markii ay ku guleysteen iney xeraan ama ay carro buraan goobaha uu ka jilacsanyahay wabiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here