Crystal Palace Oo Ka Inkaarsatay Arsenal

0
137

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qeybta hore waxa ay Arsenal soo badhigeen mid ka mid ah bandhigyadooda ugu xumaa , waxaana nasiinada loou diray laba gool oo nadiif ah

Crystal Palace dhan waliba iyaga ayaa ka wacnaa Arsenal oo ay ku dileen cadaadis iyo kubad deg degsiimo leh , halka daafac ahaan ay aad u foojignaayeen

Arsenal waxa ay ka sheegteen qaladaad dhanka baasaska ah , in dafacaooda aysan caawin weerarka waxaase kaaga sii daran qadkooda dhexe hawada ayuu ka maqnaa .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here