Xuska maalinta caalamiga xanuunka otisamka oo loga dabaal dagayo caalamka

0
441

JOWHAR (Radio isnaay) Maalinta Wacyigelinta Ootiisamka Adduunka waa maalin caalami ah oo la aqoonsan yahay 2-da Abriil sannad kasta, taasoo ku dhiirigelinaysa Dawladaha xubnaha ka ah Qaramada Midoobay inay qaadaan tillaabooyin kor loogu qaadayo wacyiga dadka qaba xanuunka Ootiisamka ee adduunka oo dhan.

Waxaana laga xusaa sanadkasta 2bada bishan abriil caalam oo somaliyana ay ka mid tahay sida ay warbixintan ku eegeeyso wariye Xaliimo Cali Ibraahin. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here