Gaari Khamri siday iyo Dadkii Watay oo lagu soo bandhigay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

0
222

owhar – ( Radio Isnaay ) – Laamaha Amniga Gobolka Mudug ee Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay gaari khamri siday iyo raggii watay oo doonayay in ay ku iibiyaan gudaha magaalada Gaalkacyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here