Xoolo Cudurro ugu dhintay dulleedka Degmada Mahadaay.

0
222

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xoolodhaqatadan ku dhaqan tuulada cali caalin oo hoostagta degmada mahadaay ayaa sheegay in xoolaha abaar iyo cudurro ay haleeleen kadib roobabkii deyrta ee sanadkii hore oo yaraa sidoo kale cudrro badan  iyo daaqyaraan soo wajahday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here