Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dhawaan waxaa Magaalada Jowhar iyo deegaanada hoosyimaada ka curtay roobka guga,waxaana beeraleyda u diyaar garoowaan tacabka beeraha ee xiliga gu’ga.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.