WARARKA Hirshabeelle oo Heshiis Nabadeed Dhex Dhigtay Beelo Wada Dega Jowhar. By admin - March 30, 2022 0 173 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kulankan dib uheshiisiinta ah ayaa waxaa loo qabtay bulshada qaar ka mid ah tuulooyin hoosyimaada Jowhar kuwaasi uu ka dhaxeeyay dagaal beeleed. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/03/War-Maxamed-30-3-2022.mp3 Share this:FacebookX