Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bruno Fernandes ayaa qarankiisa Portugal ku hogaamiyay in ay u soo baxaan koobka aduunka , waxa ayna ka talaabsadeen North Macedonia
Portugal ciyaar wacan ayay soo bandhigeen waliba weerar ku tiirsan waana midda ka caawisay in ay helaan labadaas gool ee ay ku badiyeen .
Daafac ahaan waa wacnaayeen halka North Macedonia ku tiirsanayeen rogaal celiska , waxa ayna marar badan ka sheeganayeen in fahan la`aan iyo go
aan qadasho deg deg ah .