Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo QM kala hadlay Arrimaha Abaaraha

0
223

JOWHAR (Radio isnaay) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren ayaa Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo ku qaabilay Khabiirka Madaxa Bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Isha Dyfan.

Kulan Saacado qaatay oo ay yeesheen Wafdiga iyo Madaxweynaha waxay uga wada hadleen Arrimaha Abaaraha ,Biya la’aanta , Xaquuqda Aadanaha iyo Xuriyatalul qowlka.warbixintaan

waxaa inoo soojeedinaya;-Cabdiraxman Maxamed Maxmamud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here