WARARKA Leyrarka cadceeda ku shaqeeyo oo dib looga Hawl geliyay Magaalada Jowhar. By admin - March 29, 2022 0 480 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaran ayaa kormeer ku tagay Goobaha dib uhabeynta loogu sameeyay lerarka cadceeda ku shaqeeya. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/03/War-Maxamed-29-3-2022.mp3 Share this:FacebookX