WARARKA Beeraleyda degmada Balcad oo ka cabanaya biyo yaraanta ka jirta Wabiga Shabeelle. By admin - March 29, 2022 0 186 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeydan isticmaali jiray keydka biyo xireenka degmada balcad ayaa sheegay inaaysan jirin biyo ku filan oo ay beeraha ku waraabsan ka raan. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/03/WARKA-MARYMO-29-03-2022-1.mp3 Share this:FacebookX