Diyaargaroowga xilliga guga oo ka biloowday Tuulooyin hoosyimaada Jowhar.

0
132

Jowhar ( Radio Isnaay) – Beeraleeyda ku dhaqan Tuulada Gaafaay ee duleedka degmada Jowhar ayaa wado diyaargaroowga guga iyagoo durba bilaabay hagaajinta Beeraha madaama ay Roobabaakii guga ka curteen Jowhar iyo nawaaxigeeda

warbixintaan waxaa noo soojidineysa;- Maryama Sheikh Cabdi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here