Jowhar – ( radio Isnaay ) – Haweenkan ku iibiya hilibka Magaalada Jowhar oo in mudo ku soo dhex jiray ayaa shegaay in seylada xoolha ayasan lahayn xoolo cayilan madaama xoolahii ay isugu darsameen daaqla,aan iyo cudurro abaaraha waddanka ka jira awgeed.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.