Roobka Gu’ga oo Maanta ka Curtay Magaalada Jowhar iyo deegaano hoosyimaada.

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roob biyo dhigay dhulka islamarkaana lagu diirsaday  ayaa da’ay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle iyo deeganada Hoosyimaada xili Biyo la’aan bahsan ay ka jirta guud ahaan Gobolka Shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here