Maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay kulan looga Hadlayay Ka hortagga ka ganacsiga Maandooriyaha.

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha g1obolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa degmada Kaaraan uga qeyb galay ololaha wacyigalinta ka hortagga isticmaalka Maandooriyaha oo si guud uga socda Caasimadda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here