Laba Kooxood Oo Premier League Ah Oo Doonaya Saxiixa Paul Pogba.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Laba kooxood oo premier League ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku biireen tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United Paul Pogba kaas oo xor uga tagi doona kooxda.

Pogba ayaa la filayaa in uu noqdo xiddig xor ah xagaaga dhamaadka xilli ciyaareedkan waxana uu ku biiri karaa koo kasta oo uu doonayo isagu.

Wargayska The Sun ayaa sheegaya in kooxda lacagta ku hubaysan ee Newcastle United iyo waliba kooxda Steven Gerrard ee Aston Villa ay ku biireen tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here