Xulka Qaranka Somaliya Oo Bilaabanaya Wadada Koobka Africa 2023.

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xulka qaranka Somaliya ayaa la ciyaari doonta xulka Eswatini kulan ka tirsan lugta 1-aad ee is reeb-reebka hordhaca ah ee koobka Africa sanadka 2023.

Xulka Somaliya ayaa kulanka soo galaya iyaga oo rajo weyn qaba kadib qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee ay soo bandhigeen labadii kulan ee ugu dambeeyay ee saaxiibtinimooyinka ah.

Xulka Somaliya ayaa kulanka u soo gali doona sidii ay u gaadhi lahaayeen guul ka caawisa in ay hal lug la galaan wareega xiga ee is reeb-reebka ah maadama marti loo yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here