Wadan ogolaaday in la dilo Xayawaanadda Duur joogta ah.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka Tansaaniya ayaa furaya goobo loogu talagalay ugaarsiga duur-joogta ah si ay dakhli badan uga helaan.

Dowlada ayaa waxaa ay dadka u ogolaaneysa in dilaan ama ay toogtaan durjoogta da’ada ah oo ay kamid yihiin, Libaaxa iyo maroodiga.

intabadan dadka dal xiisayaasha ah ayaa uyimaada Afrika in ay ugaarsadan duur joogta.

Tansaaniya ayaa hiigsaneysa, ugaarsiga duur-joogta in uu uga sooxaroon doono lacag dhan $30miliyan oo Doolar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here