Maalinta Biyaha Adduunka oo Maanta laga xusayo Caalamka Xili Abaaro Xoogan ay ka jiraan Soomaaliya.

0
181

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Maalinta Biyaha Adduunka,waxaa la xusaa maanta oo kale 22-ka Maarso sannad kasta laga soo bilaabo 1993, waxaana diiradda lagu saaraa muhiimada biyaha macaan ee adduunka.

Maalinta Biyaha Adduunka ayaa u dabaaldageysa biyaha, waxaana kor loo qaaday wacyigelinta 2.2 bilyan oo qof oo aan haysan biyo nadiif ah. Waxaana loo baahan yahay in la qaado tallaabo wax looga qabanayo dhibaatooyinka biyaha caalamiga ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here