WARARKA Hirshabeelle oo Magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka Hoosyimaada ka Bilaawday Bixinta Talaalka Jadeecada. By admin - March 22, 2022 0 186 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ayaa laga Bilaabay Talaalka Cudurka Jadeecadda oo dhibaato caafimaad ay ku heysay Bulshada deegaanka. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/03/War-Maxamed-talaal.mp3 Share this:FacebookX