Wasaaradda Cadaalada Hirshabelle oo Tababar kusoo Gabogabeysay Magaalada Jowhar

0
348

Jowhar (Isnaay Radio )- Tabarkan socaday sadexda maalmood oo ay soo qabanqaabisay wasaarada cadaalada Hirshabelle  waxaa ka soo qeyb galay odayaasha dhaqanka, urarada Haweenka dhalinyarrada,booliiska xeer,ilaalinta ururka qareenada Hirshabelle iyo bulshada rayidka ,Ujeedada tabarka oo ahaa isfamka bulshada iyo xarumaha xalinta qilaafaadka ee hoostaga wasaaradda cadaalada Hirshabelle  sidii ay isugu xirmi lahaayeen.

warbixintaan waxaa inoo soojeedineysa;-Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here