Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Bulshada Jowhar ugu baaqday in ay ka faaideystan wacyigalinta halista Cudurka Jadeecada

0
185

Jowhar (Isnaay Radio )- Wasaaradda caafimaadka Dowlada Hirshabelle ayaa ka daahfurtay magalada Jowhar Tababar ku saabsan ololaha ka hortaga Jadeecada Barnaamijkani aya waxa ka so qeyb galay masuuliyinta maamulka Hirshabelle, Masuliyiinta heer gobol iyo degmo iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

warbixintaan waxaa inoo soojeedineysa ;=Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here