Diyaarad ay leedahay shirkadda China Eastern Airlines oo burbutay

0
178

JOWHAR (Radio isnaay) Diyaarad ay leedahay shirkadda China Eastern Airlines oo ay saarnaayeen 132 qof ayaa ku burburtay gobolka Guangxi, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Shiinaha.

Ilaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay shilkan diyaaradeed iyo sababta ka dambeysa.

Goobaha la socodka duulimaadyada ayaa sheegaya in diyaaraddu ay hawada ku jirtay in ka badan saacad, ayna ku dhoweyd halkii ay ku socotay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here