Wasaaradda Cadaaladda Hirshabeelle oo Tababar ku soo Xirtay Magaalada Jowhar.

0
359

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan socaday sadex maalmood oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda cadaalada hirshabeelle  waxaa ka soo qeyb galay odoyaasha, ururadda haweenka, dhalinyarrada,booliiska xeer ilaalinta, ururka qareenada hirshabeelle iyo bulshada rayidka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here