WARARKA Wasaarada Beeraha Hirshabeelle oo Agab looga hortagayo fatahaada Wabiga Shabeelle ku wareejisay Beeraleyda Jowhar. By admin - March 20, 2022 0 191 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agabkan ayaa waxaa ka mid ah jawaano looga hortagayo fatahadaha wabiga shabeelle waxaana loo qeybiyay beeraleeyda tuulooyin hoosyimaada Magaalada Jowhar. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/03/AGAB-BEERO-HALIIMA-1.mp3 Share this:FacebookX