Hirshabeelle oo biyo dhaamin u sameeysay qoysas ku nool deegaano hoostaga Gobolka Hiraan.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Senator Xasan Iidow Kobac oo ka tirsan Senatarada laga soo doortay Hirshabeelle ayaa gurmad biyo dhaamin u sameeyay dadka ay abaartu ku saameysay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here